Quantcast
Channel: FAALO / MAQAAL – Qaranimo Online
Browsing all 207 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeerdejin & Xisaabinta Xukuumadda

Muqdisho | QOL | 29, Maarso 2018 — Haqada Baarlamaanku waxa ay u qaybsantaa laba howlood oo waaweyn, tan hore waa shaqada xeerdejinta (Legislation) taas oo macnaheedu yahay in Baarlamaanku uu keligii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jawaari ma wuxuu doortay wadadii Robert Mugabe iyo Zuma?

HORDHAC Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisi Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. ROBERT MUGABE VS ZANU-PF Intaa kabacdi, dadka arimaha siyaasada lasocda, waxeey...

View Article


Will the Somali Government take legal ACTION against UAE or will be silent as...

Mogadishu | QOL | April 9, 2018 – Whatever goes around comes around! when UAE Cargo plane loaded with over 7.6 million us dollar landed on Sunday at the Adan Adde International Airport and the Airport...

View Article

Maxay tahay sababta dowladda Turkiga ay Soomaaliya howlgalka uga waddaa?

Muqdisho | QOL | May 28. 2018 – Dowladda Turkiga waxa ay ka mid tahay dalalka sidda weyn u taageera Soomaaliya, waxaana sanadyadii lasoo dhaafay ay Soomaaliya ka waday howlo gargaar. Dowladda Turkiga...

View Article

Somalia and the Gulf Crisis

The quarrel between Gulf monarchies has spilled into Somalia, with the fragile state now caught between the rival interests of Qatar and the United Arab Emirates. The competition has already aggravated...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SIYAASADIHII DHEXDHEXAADKA IYO DIBADDA SOOMAALIYA

Toronto | QOL | June 15, 2018 – Sida aad arki doonto qoraalkani waxa aynu ku eegaynaa mabaa’diida dhexdhexaadnimo, ka dibna waxa aynu isla eegi doonnaa baahiddii loo aasaasay ururka dowladaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sanad Guuraddii 58aad Xornimada iyo Mideynta Soomaaliyeed

Muqdisho | QOL | June 30, 2018 –  Sida la wada ogsoon yahay maanta oo ah maalin weyn kuna beegan 58 guuraddii qaranimadda soomaaliyeed, June 26, 1960kii xorriyadda gobolada waqooyi iyo maalinta July...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SIYAASADIHII DHEXDHEXAADKA IYO DIBADDA SOOMAALIYA – Qeybtii 2-aad

Toronto | QOL | July 3, 2018 – Qoraalkani waa kii labaad oo faallo sax ah ka bixinaya taariikhda siyaasadda dibadda Soomaaliya. Wuxuu ka sheekeynayaa xiligii la qaatay gobannimada iyo dadaalkii garab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaraxyada inta eeysan dhicin waa lasii ogyahay in dadanse lalama wadaago!

HORDHAC/GOGOL-DHIG………….. Allaah ayaa mahad oo idil iska leh. Nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, waxaa xaqiiq ah in qaraxyada inta eeysan dhicin, inbadani...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somali songs reveal why musical crate digging is a form of cultural archaeology

Mogadishu’s Waaberi Theatre Troupe back in the 1970s when Somalia was a cultural hub. Supplied by Ostinato Records The CONVERSATION |July 29, 2018 – Crate diggers are cultural archaeologists who...

View Article

Go’aanadda DF qaarkood saameyntii ay ku yeesheen siyaasadda gudaha & dibadda

Muqdisho | QOL | August 3, 2016 –  Go’aan qaadashadu waa imtixaanka asaasiga ah ee maamulka maxaa yeelay go’aan ka gaaridda arrinka ku hory- aalla iyo kartidaada dhacsiinta dadka kale inay aqbalaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

QORMO:- Damaca Mucaaradka iyo Saameyntiisa!

Muqdisho | QOL | August 13, 2018 –  Sida isoo gaaraysa, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan gudihiisa soo gaaro caasimadda Soomaaliya ee magaalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MAGACAABISTA MUDANE FAHAD YAASIIN XAAJI DAAHIR!

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir Intaa kabacdi aqristoow, kahor dhamaadkii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

REPORTAGE SOMALIA: IBRAHIM, the Aeronautical Somali Colonel of Pozzuoli

I’m aeronautical. I studied at the Academy of Pozzuoli in 1989 as a pilot student and I stayed 4 years. DEFENSE ONLINE | by Giusy Federici  | August 24, 2018  –  It was a beautiful and formative...

View Article

Abukar Arman: Isbaddalka loo bogay lagana dabadhacay ee Geeska Afrika

RW Abiy Axmed iyo Madaxweyne Iseeyas Afewerki oo is marxabaynaya kaddib saxiixii heshiiska Nabadda iyo Saaxiibtinimada. Sawir qaade: Yemane Gebremeskel 2018 via Wikimedia Commons Muqdisho | QOL |...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SIYAASADIHII DHEXDHEXAADKA IYO DIBADDA SOOMAALIYA – Qeybtii 3-aad

Waarimeysidee waddanka u dhimo!………………. Toronto | QOL | September 12, 2018 – Qoraalkani waa kii sedexaad, sida aad ku arki doonto waa isku dhex qubanyahay, uma habeysna qaab daraasad ah, mana kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaamiyeyaasha maamullada ma aha labada aqale dastuuriga ah!

Hordhac/Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo.………….. Minneapolis | QOL | September 12, 2018 – Intaa kabacdi...

View Article


Wrangles between the Federal Government of Somalia and the Federal Member...

Council for the Co-operation of Federal Member States of Somalia at the Kismayo meeting by Abdilatif Maalim | September 14, 2018 – It has been a fateful week in Somali politics, one that could shape...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hogaanka saree Gal-Mudug waa inuu kalagartaa cadowgooda iyo saaxiibkood!

Hordhac/Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristoow sideedaba, marka aad ummad dhan hogaamiye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Habka Shacabka loogu kiciyo Dowladda !

Toronto | 25 September 2018 | QOL | Waxaa jirtay waqtigii ururadii dowladii kacaanka ku kacsanaa ay la dagaalamayeen dowladdii kacaanka inay dagaalo badan ka socdeen Gobollada Waqooyiga &...

View Article
Browsing all 207 articles
Browse latest View live