Quantcast
Channel: FAALO / MAQAAL – Qaranimo Online
Browsing all 207 articles
Browse latest View live

Dalka Soomaaliya wuxuu u baahanyahay Madaxweyne Hufan oo aan Musuq-maasuq...

Muqdisho | December 29, 2016 – Ummadda Soomaaliyed guud ahaan gaar ahaan xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliyed, oo aan hubo inay ka mid yihiin xildhibaano wadaniyiin ah, waxaan usoo jeedin...

View Article


Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran waa inay ixtiraamaan Dastuurka Dalka...

Dal Walba Dadkiisa ayaa dhisa. Dhibaato walbo waxaa naga saari kara Alle SWT iyo Dadaal aan la nimaadno ummadd ahaan. ka dib ayuu isbadalku dhacaa ama yimaadaa. “Fadlan qeyb ku yeelo isbadalka Dalka”....

View Article


‘Reality Presidency’ and New Diplomacy

  Foreign Policy Association | by Abukar Arman  –  The recent public execution of ‘political correctness’ in the U.S. and other Western countries had an unintended consequence: it has removed the...

View Article

Hadii Jawaari guulaysto, wax ma ka badali karaa tartanka Madaxweynanimo?

Muqdisho | January 5, 2017 – Waxaan jeclaystay inaan tacliiq yar ka bixiyo natiijada gudoomiyaha baarlamaanku suurtagalnimada saamaynta ay ku yeelan karto tartanka madaxweynanimada Soomaaliya, anagoo...

View Article

Ethiopia Oo Xidig Guddoomiye Barlamaan u soo Sharaxday, Shariif Xassan &...

Muqdisho | January 5, 2017 – Dowlada Ethiopia oo muddo fog ku Caan aheyd Hagardaamada Shacabka Soomaaliyeed Iyo Qaranimada Soomaaliya ayaa Doorashada Sanadka 2017, lasoo Shaac baxday Siyaasad khatar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

What We Can Learn From The ‘Little Mogadishu’ Migrant Hub

Eastleigh, the Somali-dominated estate in Nairobi, is testament to the benefits of migration, argues Neil Carrier of Oxford University in his new book. In this extract he goes beyond the area’s...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaal: Qorshaha Ethiopia ee Soomaaliya

Tan iyo markay  Ethiopia soogashay  waddanka Soomaaliya, waxaa rumowdey qayb ka mida rajadeedii ahayd inay hantido Soomaaliya, siyaasad ahaan, ciidan ahaan iyo bulsho ahaanba. Saraakiishii military ee...

View Article

Yaa mudan in loo doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyed?

Baaritaan dheer ka dib, jawaabta waxaan xildhibaanada Baarlamaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyed la wadaagi doona doorashada Guddonka Baarlamaanka ka hor Inshaallah. Xildhibaanada Golaha...

View Article


Traditional musician stirs hope among residents of Mogadishu

Muqdisho | January 9, 2017 – The story of a traditional musician, who entertains resident of Mogadishu, in one of the many sea-front restaurants. Aweys Kabanle hopes to use his music to inject new life...

View Article


Doorashada Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyed yaan lagu saleyn Laba Daran...

Xildhibaanoow Masuuliyad ayaa dadka iyo dalka idin ka saaran caqli keena arintu ma taagna Laba Daran Mid Dooro Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka Tobanaad ee 2017 -20020. Qaabkasta aad ku...

View Article

Murashaxa mudan in loo doorto afhayeenka golaha shacabka baarlamaanka 10-aad...

January 10, 2017 – Fariin Muhim ah oo ku socota Xildhibaanada Baarlamaanka 10-aad ee Golaha Shacabka Soomaaliyed. Mudanayaal, qiimeyn aan in muddo ah ku sameynayey Murashixiinta u taagan xilka...

View Article

Yaa noqonaya Madaxweynaha Soomaaliya Guushii Jawaari kadib ?

Muqdisho | January 12, 2017 – Sadaaasha Doorashadda Madaxtinimadda Somalia ayaa waxa ku yimid Isbedel muuqda, kadib, markii lagu soo baraarugay Nidaamkii ay ku dhacday Doorashaddii Guddoomiyaha cusub...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashada Mudey iyo Mahad Maxey ka dhigan tahay?

12 January 2017 – By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) – Maqaalkan waxaan ku falanqeynayaa aragtideyda ku aadan doorashada Guddoomiye Ku-xigeenada Baarlamaanka waxa ay ka dhigantahay, sababaha...

View Article


PROF. ABDIWELI’S ADMINISTRATION: THREE YEARS OF CHRONIC CORRUPTION

‘’The trouble with Africa is simply and squarely a failure of leadership. There is nothing basically wrong with the African character. There is nothing wrong with the African land or climate or water...

View Article

Haaneedka Murtida ::: Kaduudiye kadeed mariyay 11 oday oo aroos ah !

Waa Hinqaastii : Ali Abdi Ali Hoshow Twitter: @AliHoshow Email: alihoshow@gmail.com Tolmoon, waa gabar joog dheer, muuqeeda la weheshado. Laguma cuno oo laguma cawryo iga dheh ! Waa gabar tol la’,...

View Article


Maxaa sababay in Sh. Shariif iyo Faroole isbahaysi noqdaan?

Kampala | January 16, 2017 – Xog cusub ayaa kasoo baxeysa wada-hadallo magaalada Kampala ku dhex maray Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Faroole, iyo is-baheysi la sheegay inay halkaas ku gaareen...

View Article

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray laba Shariif ee Magaalada Muqdisho?

Muqdisho | January 23, 2017 – Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa wuxuu xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan....

View Article


Colaad iyo Abaar: Khilaafka Galmudug oo saameyn ku yeeshay bulshda…

Cadaado | Janaury 24, 2017 – Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaasi ee dhawaan xilka ka qaaday Madaxweynaha...

View Article

Xog-warran: Maxaa wiiqay awoodii iyo saameyntii siyaasadeed ee Puntland?

Boosaaso | January 24, 2017 – Markii madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ra’iisul wasaare ka dhigay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, maamulka Puntland waxay ku billaabeen dagaal...

View Article

Yaa mudan in loo doorto Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya?

Muqdisho | January 31, 2017 – Waxaa horey uga jawaabay sheekh Xasan Jaamici oo sheegay sifaha Murashaxa Mudan in loo doorto Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo ah inuu yahay Murashaxa buuxiya sadexda...

View Article
Browsing all 207 articles
Browse latest View live